Xurmo Radio FM 96.00 MHZ
 
 
Home About Us Wararka Maqaallo Wareysiyo Contact Us
 
 
Shirkii kooxda ICG oo go'aano laga soo saaray.
Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga Soomaaliya ee ka socodaay magaalada Jabuuti ayaa maanta lasoo gabgabeeyay iyadoo laga soo saaray qodobo Dhowr ah. ... -
06 Feb 2012
Kooxda Contact Group' oo digniin u jeedisay Xildhibaano Somaaliyeed.
Shirka magaalada Jabuuti uga socoda kooxda caalamiga ah ee xiriirka Somaaliya(ICG) ayaa digniin loogu soo jeediyay xildhibaanada ka soo horjeeda Shariif Xasan Sheekh Aadan.... -
06 Feb 2012
Guddoomiyaha Xaafadda Israac ee maamulka Puntland oo Xalay lagu toogtay Waqooyiga magaalada Gaalkacyoo.
Guddoomiyaha Xaafadda Israac C/raxmaan Maxamed Cabdulle ayaa la toogtay xilligii Salaadda Cishaha, waxaana dilkiisa fuliyay koox hubeysan, isaga oo ku sugan Xaafadda Israac ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo.... -
06 Feb 2012
Shirka Kooxda Xiriirka Caalamiga ah (ICG)oo Maanta Ka Furmay Jmagaalada Jabuuti
xarunta dalka Jabuuti ayaa waxaa maanta ka furmay shirka kooxda xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya kaas oo looga hadlayo qorshaha nabadda Road Mapka.... -
05 Feb 2012
Caasho Cumar Geesdiir oo lagu wareejiyay furaha Guriga Hooyooyinka Muqdisho.
Wasiirada Haweenka iyo arimaha qoyska Maryan Aweys Qaasim ayaa maanta si rasmi ah furihii Guriga hooyooyinka ugu wareejisaay Gudoomiyaha Ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed Caasho Cumar Geesdiir.... -
05 Feb 2012
Guddoomiyahaa Dallada Daacad ee barakacyaasha oo XURMO warbixin siyay.
Maxamuud Sheekh Xasan oo ah Guddoomiyaha Dallada Daacad oo ay ku midoobeen barakacyaasha Wadaajir iyo Hodan ayaa sheegay in ayan ka jirin xeryaha Muqdisho xiligan boobkii hore ee raashiinka.... -
05 Feb 2012
Deeq raashin ah oo loo qeybiyay barakacyaasha magaalada Jowhar.
Maamulka Al-Shabaab ee degmada Jowhar ayaa maanta deeq raashin ah u qeybiyay barakacyaal ku sugan xarumaha magaalada Jowhar.... -
05 Feb 2012
xarunta Dahab- Shiil ee Degmada Waaberi oo dabley weerartay.
Kooxo hubeysan ayaa barqadi maanta isku dayay inay dhaacan xarunta shirkada Xawaalada Dahabshiil degmada Waabari ee magaalada Muqdisho.... -
05 Feb 2012
Shirka Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) oo maanta ka furmaya magaalada Jabuuti.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/Weli Gaas ayaa lgu wadaa inuu shir-guddoomin doono shirka IC, khudbadna ka jeedin doono furitaanka shirka oo socon doona labo maalmood 5ta iyo 6da February. Sidoo kale waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Djibouti Ismail Omar Gelle uu isna halkaas qudbad ka jeedin doono furitaanka shirka. ... -
05 Feb 2012
Somali -Land oo sheegtay in ay ka qeyb galayso shirka London.
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaali land Maxamed Cabdulaahi Oomaar ayaa sheegay inay Somaliland dal ahaan uga qeyb galayso shirka arrimaha Somaalida looga hadlayo oo 23ka bishan ka furmaya magaalada London.... -
05 Feb 2012
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo booqday Beledweyne.
Wafidi kla socoda Qraamada Midoobay ayaa maanta booqasho ku tagay magalada B/Weyne, kadibna dib ugu laabtay magaalada Nayroobi.... -
04 Feb 2012
Howlgallo dadka looga saarayo guryihii dowladda.
Maanta oo ay ku egtahay mudada 12-ka maalin aheyd oo Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu u qabtay dadka degan guryaha dowladda inay isaga baxaan ayaa waxaa dad badan xoog looga saaray guryahsaasi.... -
04 Feb 2012
Garabka Guidoomiye Madoobe Nuunow Maxamed uu doortay Gudoomiye ku xigeenka Kowaad.
Xildhibaanada sheegay inay xilka ka qaadeen Guddoomiye Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Shalay guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee baarlamaanka u dfoortay Mudane C/Fataax Sheekh Ibrahim Rashiid.... -
03 Feb 2012
Golaga Wasiirada oo warbixin ka dhageystay wafdigii Hiiraan ka soo laabtay.
Golaha Wasiirrada Xukuumada kmg Somaaliya Oo Shirkoodii Todobaadlaha ahaa Muqdisho Ku Yeeshay magaalada Muqdisho waxay ka soo saareen warsaxaafadeed u qornaa sidatan:-... -
03 Feb 2012
Punland oo burburisay dhisme qadiim ah.
Wasaarada Dekedaha Puntland ayaa maaanta oo dhisme qadiim ah Dekedda horteeda ka dumisey. ... -
02 Feb 2012
Dowlada Ingiriiska oo safaaradeeda dib uga furatay Muqdisho.
Dowlada ingiriiska ayaa maanta 19-Sano kadib dib uga furatay Safaaradeeda.... -
02 Feb 2012
700 Arday oo deeq waxbarasho loogu qaaday Turkiga..
Wariyaha XURMO Dayax ayaa soo sheegay in 700 arday oo 100 ka mid ah ay Gabdho ahaayeen ayaa maanta deeq waxbarasho loogu qaaday magaalada Ankara ee dalka Turkiga.... -
02 Feb 2012
Xog-hayaha arrimaha dibedda Ingiriiska oo Muqdisho yimid
Xog-hayaha arrimaha dibedda ee dalka ingiriiska , William Hague ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.... -
02 Feb 2012
dhakhtar caan ah oo lagu dilay Gaalkacyo
Koonfurta magalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaa Xalay lagu dilay dhakhtar caan ah oo la oran jiray C/risaaq Maxamed Kaynaan,meel ku dhow Hotel Embassy oo ku yaalla bartamaha Koonfurta Gaalkacyo.... -
02 Feb 2012
Taliyaaniga oo codsaday in loo sii daayao lix muwaadiniin.
Raysul wasaaraha Talyaaniga Mario Monti ayaa weydiistay dhiggiisa Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali in uu gacan ku siiyo sii deynta markab iyo 18 shaqaale ah.... -
02 Feb 2012
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108  Next
Idaacadda Subaxdii ee Radio XurmoIdaacadda Fiidkii ee Radio Xurmo
 
 
Free counter and web stats Copyright © Xurmo Radio- All Rights Reserved | Designed by Ileys Technology Inc.