Xurmo Radio FM 96.00 MHZ
 
 
Home About Us Wararka Maqaallo Wareysiyo Contact Us
 
 
UNOCHA oo sheegtay in gargaarka dadka tabaalaysan uu si gaabis ah ku gaaro.
Warbixin ay hay'adan soo saartay waxay ku sheegtay in wadamada beesha caalamka ay iyana ku guul dareystey in ay ka jawaabaan codsigii Qaraamada Midoobay ee sanadkii 2010-kii ee ku wajahnaa abaaraha Somalia.... -
01 Nov 2011
Somaliya iyo caalamka keebaa guul dareystay?
Somaliya oo ka mid noqotay mar kale wadamada guuldareystey waxay ka mid noqotey waxyaabaha caadiga ah oo aan waxba leyska weydiinin maadaama shey kasta oo lagu yaqaano heykalka dowladnimo la bililiqeystey oo lagu jiro mudo ka badan 20 sano waxa loogu yeero kumeel gaar. ... -
13 Oct 2011
Somaliya ma guul dareysan waxa guul dareystay waa caalamka.
Somaliya oo ka mid noqotay mar kale wadamada guuldareystey waxay ka mid noqotey waxyaabaha caadiga ah oo aan waxba leyska weydiinin maadaama shey kasta oo lagu yaqaano heykalka dowladnimo la bililiqeystey oo lagu jiro mudo ka badan 20 sano waxa loogu yeero kumeel gaar.... -
09 Oct 2011
Dhibane Cabdi Xafiid Cali Cabdi oo u baahan in la gargaaro.
Dhibanahan oo dadiisu tahay 16 jir oo ah muwaadin soomaaliyeed ayaa la dhibaataysan cudurka bareelaska ah oo ay sababtay kadib markii caloosha ay ugu dhacday xabad xili uu ku sugnaa gurigooda oo ku yaala magaalada muqdisho. ... -
21 Aug 2011
Shacabka soomaaliyeed cidna oo mamaqna ceelna oo maqodna
Tan iyo xiligii Mesha aay ka baxaday Doowladii dhxe ee Soomaaliya sanadkii 1992 Waxaa dalka Soomaaliya Taladisa isku dhiib dhiibay Hogamiyaal kala faKir duwan oo hay ninDanaha umada Soomaaliyad kuwaa oo gudanaya danahooda Gaarka ah Waxaana marba marka kadanbeesa isasootaraya Xaaladaha Cakiran ee kasoo cosboonaanaya dalka Soomaalia ... -
09 Dec 2010
MUXUU KU SOO KORDHIN KARAA DFKM Mudane FARMAAJO
Tan iyo markii ay bur burtay xukuumadii dhexe ee wadanka ka arinminsay in ka badan 20 sano ayaa Soomaaliya waxa ay soo martay xukuumado kala duwan oo xiliga ku meel gaarka ku shaqeeya oo lagu saleeyay wax loogu yeero 4.5 ee ku salaysan Axdi Qarameedka ku meel gaarka, ee lagu soo dhisay shirkii Magaalada Carta ee wadanka Jabouti loogu Qabtay shacabka soomaaliyeed sanadkii 2000. ... -
20 Oct 2010
MUQDISHOO XANUUNSAN DABIIBNA LOO HAYN
Magaalada Muqdisho oo ah caasimada dalka Soomaaliya oo mudo ku dhow 20 sano la daalaa dhacaysay dagaalo ay hurinayaan kooxo hadba dhinac ka eega halka dantu ay uga muuqato ayaa sadexdii todobaad ee ugu dambeeyay waxa ay la xanuun sanaysaa cuduro kala ah Iska horimaadyo u dhaxeeya dhinacyada ku dagaalamaya Duqeymo aan loo kala soocin inta badan degmooyinka Muqdisho, iyadoo caalamadaha cuduradaasi Muqdisho hayana ay ka mid yihiin Dhaawac, Dhimasho, Barakac oo inta badan xumnaha ugu jilicsan Muqdisho ay ku dhacaan. ... -
08 Sep 2010
Barnaamijka Su'aalaha Xurmo iyo Abaal-marinta Ramaanka NATION LINK
s.sheeg imisa wadan ayaa muslim ka ah qaarada asia? j.waa 19 dal oo kaliya ... -
05 Sep 2010
Barnaamijka maaweelada su,aalaha xurmo nationlink
s.nin baa wuxuu isugu yeeray sadax xaas oo uu lahaa wuxuuna kuyiri :waxaad sheegataan saladaha faralka ah inta rakacadood ee ay ka koban yihiin ? naagtii sheegi weydana waan furayaa ayuu yiri . tii uguhoreysay waxa ay tiri waa 17 rakacodood ,tii labaadna wxay tiri waa 15 rakacadood tii sdaxaadna waxa ay tiri waa 11 rakacadood ,ninkii waxa uu ugujawaabay dhamaantiiba waad wada saxsan tihiin ee howshiina qabsada oo rerkiina dhaqda ayuuyiri hadab sheeg sababta ay sax kuwad noqdeen? adoo kala sheegay 17 ,15 ,11 ? j... -
01 Sep 2010
xurmo)su aalaha barnaamijka maaweelada ramadaanka ee radio xurmo iyo nationlink
s. sheeg maxuu ku arkay nabiga nnk samada 5aad ? j.waxa uu ku arkay abuurista ilaah malag hadii ilaahay amro in uu laqo samada iyo arlooyinka ay ufududahay . ... -
31 Aug 2010
Dayacnaanta Muqdisho iyo Dagaalada joogtada ah
Tan iyo Markii ay Meesha ka baxaday xukuumada dhexe ee Soomaaliya Sanadkii 1991 xaalada soomaaliya waxa ay aheyd mid cakarin oo ay dhibaata fara badan ka jirto, qilaafaadka ujeeda badanka ah ee Biya dhacooda ay noqdaan gacan ka hadalka dhex mara kooxaha Soomaalida waxa ay ahaayeen kuwa soo tixin tan iyo Maalinkii ay Soomaaliya ka qaraxaday Xabadii u jeedadeedu aheyd in meesha laga saaro maamulkii uu Madaxweynaha ka ahaa Max’ed Siyaad Barre.... -
02 Jun 2009
Soomaalaay Baadigoob Nabadda
Marka ugu horeysa aduunka waxa ugu qaalisan waxa weeye iyadoo bulshadda nabad ay ku wada noolaato, sidaa darteed waa maxay Nabaddu? Goormaase la oran karaa waa la gaaray Nabad?... -
26 May 2009
Gudoomiyaha Isbahasiga Asmara oo Muqdisho yimid (Maxaa xiga? )
Shiikh Xassan Daahir Aweys oo ah Hogaamiyaha Hada talada haya ee isbahaysiga Asmara ayaa todobaadkan mudo 2-sano iyo dhaadhac ah kadib waxa uu yimid Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya, oo kolkii horaba ay ka bilaabeen isaga iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya howlihii Magaalada lagu Nabadeynayay Sanadkii 2006.meeshana looga saarayay qabqablayaashii Dagaal ee mudada 15-sano ah sandulada iyo amar ku taagleynta ku hayay Magaalada.... -
25 Apr 2009
Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo gurmad ka bilowday Degmada Buur Hakaba
Mudadii Dagaalada Sokeeye Dalka ka Socdeen waxaa burburay dhamaan oo meeshii ka baxay Hay’adihii qaban jiray adeegyada bulshada sida Caafimaadka, waxbarashada, Nadaafadda, ilaalinta deegaanka, sugida Nabad-galyada IWM.... -
15 Apr 2009
Hargaysa oo Horumar Muuqda Hiigsatay
Hargeysa waa magaala madaxda gobolka waqooyi galbeed ee dalka soomaaliya, waana magaalo xaaladeeda amaan ay tahay mid la oran karo weysugan tahay ilaa iyo xad, dadka ku dhaqan magaaladani waa dad ku guda jira hawlahoodii caadiga ahaa, sida arimaha gacanasiga, waxbarashada, iyo shaqooyinka caadiga ah.... -
03 Apr 2009
Carab waxa ku Heshiisay in aanay Heshiin
Mudo ku dhaw nus qarni ka hor ayaa eraygan waxaa lagaa hayaa Madaxweynihii hore ee Dalka Masar xili uu ka soo laabtay shir ay la aheeyn wadamada ku bahoobay Jaamacada Carabta, Garoonka Diyaaradaha ee Masar xiligaasi waxaa ku sugnaaa Saxafiyiin fara badan oo ka war dhawrayay Miraha ka soo baxay shirka Jaamacada Carabta iyo waxa uu la soo laabtay Madaxweynaha Masar Jamaal Cabdi Naasir, laakiin Saxaafada markii ay su’aashay Maxay carabi ku heshiisay Madaxweyne Jamaal waxa uu si kooban u yiri “carabi waxa ay ku heshiisay in aanu heshiin”,uma jeedo hada in aan dib ugu laabta khilaafkii carabta ee xiligaasi iyo waxa uu ku qotamay.... -
02 Apr 2009
Mudisho(Xurmo)Dhaqanka Wanaagsan waxa uu barbaariyaa Bulshada
Dhaqanka wanaagsan waa hab nololeed bulsho meel kuwada nooli ay lee dahay ama ay wadaagto iyadoo bulshadaasi ay ka dhaxeyso xiriir iyo wax wada qabsi dhinacyo badan leh oo islamarkaana kala maarmeynin. ... -
11 Mar 2009
Muqdisho (Xurmo) RIYADII LAGU HUNGOOBAY!!!!!!!!!
Gumeystayaasha dowladaha Engriska Faransiiska Talyani iyo kuwo kale oo Israaiil ku taageeray in dhulka reer Falastiin ay tahay wadanka Yahuudda, ... -
11 Mar 2009
Muqdisho (Xurmo)QIIMAHA AY LEE DAHAY CAYAARTA KUADA CAGTA.
Kubada cagta waxey ka mid tahay cayaaraha dalkeena Soomaaliya laga dheelo, waana mida loogu jecel yahay soomaaliya iyo caalamkuba waa cayaar duq ah marka laga eego xaga Taariikhda, sida ay sheegayaan qolyaha odorasa taariikhda kubada cagta, waxaana la sheegay in ay markeeda horaba ka curaday dalka Shiinaha hase yeeshee si dhaqso leh ayay u gaartey dadka aduunka intooda badan gaar ahaan waxey aad ugu fidey dalalka Ingiriiska iyo kuwa Laatiin Ameerica.... -
11 Mar 2009
Muqdisho (Xurmo)Samaynta waraaqaha iyo muhiimada ay baniaa’damku u lee yihiin
Sida ay taariikhdu ay xuseyso, samaynta waraaqaha waxaa ugu horeeyay dadkyowga Shiinaha ahaa waxaana la isku raacsan yahay in sancadaa iyada ah ay Shiinuhu yaqaaneen ilaa qarnigii labaad ee dhalashadii banabi Ciise (C.S) ka hor, waxaa kaloo dadka taariiqaha odorasa ay sheegeen in qarnigii sideedaad intii ka horeysay ay sancada warqad samayntu ahayd xog iyaga u gooni ah oo aanay cid kale iney ogaato ogoleen. ... -
11 Mar 2009
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108  Next
Idaacadda Subaxdii ee Radio XurmoIdaacadda Fiidkii ee Radio Xurmo
 
 
Free counter and web stats Copyright © Xurmo Radio- All Rights Reserved | Designed by Ileys Technology Inc.